Galatiya 1:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Ciise wuxuu noloshiisa u bixiyay dembigeena dartiis, sidii uu Illaaha Aabaheen ah u qorsheeyay, si uu nooga badbaadiyo dunidan sharta leh ee aan ku nool nahay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 kan naftiisii u bixiyey dembiyadeenna aawadood, si uu inooga bixiyo dunidatan la joogo oo sharka leh sida ay tahay doonista kan Ilaah iyo Aabbe inoo ah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 kan naftiisii u bixiyey dembiyadeenna aawadood, si uu inooga bixiyo dunidatan la joogo oo sharka leh sida ay tahay doonista kan Ilaah iyo Aabbe inoo ah. Viz kapitola |