Galatiya 1:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Dadkii Yuhuudda oo aan isku da’da ahayn ayaan aqoonta ka badin jiray. Waxaan aad xamaasad ayaan u lahaa dhaqamada awoowayaashey. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Oo kuwa badan oo asaaggay ah oo aan isku waddan nahay ayaan kaga hor maray diinta Yuhuudda, anigoo aad iyo aad ugu adag xeerarkii awowayaashay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Oo kuwa badan oo asaaggay ah oo aan isku waddan nahay ayaan kaga hor maray diinta Yuhuudda, anigoo aad iyo aad ugu adag xeerarkii awowayaashay. Viz kapitola |