Online Bible

- Reklamy -




Galatiya 1:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Waad ogtihiin waxaan ahaa markaan raacsanaa diinta Yuhuudda, sidii aan u silcin jiray kaniisadda Illaahey si aan u burburiyo.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Waad maqasheen dabiicaddaydii hore xagga diintii Yuhuudda, sidii aan kiniisaddii Ilaah aad iyo aad ugu silcin jiray oo u kharribi jiray.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

13 Waad maqasheen dabiicaddaydii hore xagga diintii Yuhuudda, sidii aan kiniisaddii Ilaah aad iyo aad ugu silcin jiray oo u kharribi jiray.

Viz kapitola kopírovat




Galatiya 1:13

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy