Filiboy 1:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Wey wanaagsan tahay inaan sidan idin kaga fikiro waayo aad ayaan idin jeclahay. Waayo markii xabsi la i geliyay iyo markaan warka wanaagsan difaacayay waxaad ila wadaagteen nimcada Illaahey. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Haddaba sidaas daraaddeed waa igu qumman tahay inaan sidaas kulligiin idiinka fikiro, waayo, qalbigaan idinku hayaa, maxaa yeelay, kulligiin waxaad tihiin kuwo nimcada igala qayb qaata xagga xidhnaantayda iyo xagga daaficidda iyo xaqiiqaynta injiilkaba. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Haddaba sidaas daraaddeed waa igu qumman tahay inaan sidaas kulligiin idiinka fikiro, waayo, qalbigaan idinku hayaa, maxaa yeelay, kulligiin waxaad tihiin kuwo nimcada igala qayb qaata xagga xidhnaantayda iyo xagga daaficidda iyo xaqiiqaynta injiilkaba. Viz kapitola |