Filiboy 1:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 Ha ka cabsanina cadawyadiina. Waayo taasi waxey tuseysaa inaad iyaga baabi’in doontaan, waana badbaadi doontaan. Waxyaalahan oo dhan Illaahey ayaa sameyn doona. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 oo idinku innaba ha ka cabsanina cadaawayaashiinna, taas oo iyaga u ah calaamada halaagga, laakiinse waxay idiin tahay calaamada badbaadadiinna, taasuna waxay ka timaadaa xagga Ilaah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah28 oo idinku innaba ha ka cabsanina cadaawayaashiinna, taas oo iyaga u ah calaamada halaagga, laakiinse waxay idiin tahay calaamada badbaadadiinna, taasuna waxay ka timaadaa xagga Ilaah. Viz kapitola |