Filiboy 1:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Wax walboo dhaca ku haga noloshiina nolol istaahisha injiilka Masiixa. Haddii aan idiin imaado ama aan imaan waayo, waan maqli doonaa dhamaantiin inaad hal ruux iyo hal ujeedo leedihiin. Idinkoo u dagaalamaya iimaanka kaasoo ah warka wanaagsan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Laakiinse dabiicaddiinnu ha ahaato mid istaahisha injiilka Masiixa, in haddii aan imaado oo aan idin arko, ama haddii aan maqnaadoba, aan wax xaaladdiinna ku saabsan maqlo inaad isku ruux keliya ku taagan tihiin idinkoo isku naf ku dadaalaya iimaanka injiilka, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah27 Laakiinse dabiicaddiinnu ha ahaato mid istaahisha injiilka Masiixa, in haddii aan imaado oo aan idin arko, ama haddii aan maqnaadoba, aan wax xaaladdiinna ku saabsan maqlo inaad isku ruux keliya ku taagan tihiin idinkoo isku naf ku dadaalaya iimaanka injiilka, Viz kapitola |