Filiboy 1:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Aniga oo waxyaalahan aaminsan, waa inaan sii noolaado oo aan idinku sii caawiyo inaad kortaan oo aadna ku faraxdaan iimaankiina. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Waan aaminsanahay oo waan ogahay inaan sii joogi doono, oo aan kulligiin idinla sii joogi doono horumarkiinna iyo farxadda rumaysadkiinna aawadood, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Waan aaminsanahay oo waan ogahay inaan sii joogi doono, oo aan kulligiin idinla sii joogi doono horumarkiinna iyo farxadda rumaysadkiinna aawadood, Viz kapitola |