Filiboy 1:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Waxaan rajeynayaa in aanan weligey ceeb dareemin, laakiin waan sii wadayaa inaan mid geesi ah u noqdo Masiixa sidii aan horeyba u ahaan jiray. Waxaanna aaminsanahay in nolosheydu ey sharaf u keeneyso Masiixa haddaan noolahay iyo haddaan dhintaba. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 sida aan aad iyo aad u filanayo oo u rajaynayo, inaanan waxba ku ceeboobin, laakiinse siday weligeed ahaan jirtay in haddeerna dhiirranaan oo dhan Masiixa lagu ammaano jidhkayga, hadday tahay nolol iyo hadday tahay dhimashoba. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah20 sida aan aad iyo aad u filanayo oo u rajaynayo, inaanan waxba ku ceeboobin, laakiinse siday weligeed ahaan jirtay in haddeerna dhiirranaan oo dhan Masiixa lagu ammaano jidhkayga, hadday tahay nolol iyo hadday tahay dhimashoba. Viz kapitola |