Filiboy 1:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Laakiin kuwa kale uma wacdinayaan waxa ku saabsan Masiixa si daacad ah. Laakiin waxey u wacdiyaan dantooda darteed, dhib ayey ii keeni rabaan intaan xabsiga ku jiro. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 laakiinse kuwa kale waxay Masiixa u naadiyaan si ay dadka u kala qaybqaybiyaan, iyagoo aan daacad ahayn oo ku fikiraya inay dhib igu kiciyaan anigoo xidhan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 laakiinse kuwa kale waxay Masiixa u naadiyaan si ay dadka u kala qaybqaybiyaan, iyagoo aan daacad ahayn oo ku fikiraya inay dhib igu kiciyaan anigoo xidhan. Viz kapitola |