Filemon 1:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Oneesimos intii uusan badbaadin ka hor wuxuu ahaa mid aan waxtar lahayn, laakiin hadda aad ayuu waxtar noogu yahay labadeenaba. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 kii waagii hore aan waxtarka kuu lahaan jirin, haatanse adiga iyo anigaba wax ina tara. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 kii waagii hore aan waxtarka kuu lahaan jirin, haatanse adiga iyo anigaba wax ina tara. Viz kapitola |