Falimaha 7:58 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub58 wey jiideen oo magaaladii ayey ka saareen waxa eyna bilaabeen iney dhagaxeeyaan. Qaar ka mid ah kuwii marqaatiyaasha ayaa jaakadahoodii ag dhigay cagaha wiil dhalinyaro ah oo Sawlos la dhaho. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH58 Markaasay intay magaalada ka soo saareen dhagxiyeen; kuwii maragga ahaana dharkoodii waxay ag dhigteen nin dhallinyaro ah oo la odhan jiray Sawlos. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah58 Markaasay intay magaalada ka soo saareen dhagxiyeen; kuwii maragga ahaana dharkoodii waxay ag dhigteen nin dhallinyaro ah oo la odhan jiray Sawlos. Viz kapitola |