Falimaha 7:56 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub56 Wuxuuna yiri, “Fiiriya, waxaan arkaa samada oo furan oo uu Wiilka Aadanahuna taagan yahay gacanta midig ee Illaah.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH56 oo wuxuu yidhi, Bal eega, waxaan arkayaa samooyinkii oo la furay iyo Wiilkii Aadanaha oo midigta Ilaah taagan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah56 oo wuxuu yidhi, Bal eega, waxaan arkayaa samooyinkii oo la furay iyo Wiilkii Aadanaha oo midigta Ilaah taagan. Viz kapitola |