Falimaha 7:52 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub52 Ma waxaa jira nebi eysan awoowayaashiin soo silcinin? Waxey xitaa dileen kuwii sii sheegay imaanshaha midka xaqa ah. Iyo sida aad u khiyaanteen oo u disheen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH52 Bal nebiyada kee baan awowayaashiin silcin? Xataa iyagu waxay dileen kuwii hore u sheegay imaatinka Kan xaqa ah; kan idinku aad haatan gacangeliseen oo disheen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah52 Bal nebiyada kee baan awowayaashiin silcin? Xataa iyagu waxay dileen kuwii hore u sheegay imaatinka Kan xaqa ah; kan idinku aad haatan gacangeliseen oo disheen. Viz kapitola |