Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 7:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Isaga oo aanan dhaxal ka siin, xitaa meel uu cagta saari karo kuma lahayn. Laakiin Illaahey wuxuu ballan qaaday inuu dhulkan dhaxalsiin doono isaga iyo farcankiisa, inkastoo Ibraahim uusan markaas caruur lahayn.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 oo dhaxalna kama uu siin, xataa meel uu cagtiisa dhigo; laakiin wuxuu isaga ka ballanqaaday inuu dalka mulki u siiyo isaga iyo farcankiisa ka dambeeyaba, in kastoo uusan dhal lahayn.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 7:5

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy