Falimaha 7:49 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub49 “ ‘Jannadu waa carshigeyga, dhulkuna waa meesha aan cagaha saarto. Guri noocee ah ayaad ii dhisi doontaan? Ayuu yiri Rabbigu. Ama xaggee ayey noqon doontaa meesha aan ku nasto? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH49 Samadu waa carshigayga, Dhulkuna waa meeshaan cagaha saarto, Rabbigu wuxuu leeyahay, Guri caynmaad ii dhisi doontaan? Ama maxay tahay meeshaan ku nastaa? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah49 Samadu waa carshigayga, Dhulkuna waa meeshaan cagaha saarto, Rabbigu wuxuu leeyahay, Guri caynmaad ii dhisi doontaan? Ama maxay tahay meeshaan ku nastaa? Viz kapitola |