Falimaha 7:45 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub45 Kadib awoowayaasheen ayaa kala wareegay aabayaashood, wey soo qaadeen iyagoo uu Yashuuca hogaaminayo. Waxey keeneen dhulkii ey qaateen markii uu Illaahey uga cayriyay dadkii lahaa. Halkaas ayeyna taalay illaa waqtigii Daa’uud, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH45 Kaas ayaa awowayaasheen markoodii la soo qaadeen Yashuuca markay galeen oo qaateen dhulkii quruumihii Ilaah awowayaasheen hortooda ku eryay, ilaa waagii Daa'uud. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah45 Kaas ayaa awowayaasheen markoodii la soo qaadeen Yashuuca markay galeen oo qaateen dhulkii quruumihii Ilaah awowayaasheen hortooda ku eryay, ilaa waagii Daa'uud. Viz kapitola |