Online Bible

- Reklamy -




Falimaha 7:44 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

44 “Awoowayaasheen waxey cidlada ku haysteen teendhadii axdiga. Waxaa loo sameeyay sidii uu Illaahey Muuse ku amray, iyadoo la raacayo qaabkii uu u arkay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

44 Awowayaasheen waxay cidlada ku hayeen taambuuggii maragga, sidii kii Muuse la hadlay ugu amray isaga inuu u sameeyo sidii qaabkii uu arkay.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

44 Awowayaasheen waxay cidlada ku hayeen taambuuggii maragga, sidii kii Muuse la hadlay ugu amray isaga inuu u sameeyo sidii qaabkii uu arkay.

Viz kapitola kopírovat




Falimaha 7:44

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy