Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 7:43 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

43 Laakiin waxaad qaadateen teendhadii Molokh iyo xiddigihii illaahiina Remfan, oo ah sanamyadii aad u sameyseen inaad caabudaan. Sidaa daraadeed waxaan idiin diri doonaa Baabuloon shishadeeda.’

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

43 Weliba waxaad qaadateen taambuuggii Molokh Iyo xiddigtii ilaaha Remfan, Oo ah waxyaalihii aad u samaysateen inaad caabuddaan. Haddaba waxaan idiin kaxayn doonaa Baabuloon shishadeeda.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 7:43

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy