Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 7:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 “Markaas ayuu Ibraahim ka tagay dalkii reer Kaldayiin oo degay Haaraan. Kadib markii uu aabihiis dhintay ayuu Illaahey ku amray Ibraahim inuu dhulkan aad hadda ku nooshihiin yimaado.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Markaasuu ka soo kacay dalkii reer Kaldayiin oo wuxuu soo degay Haaraan; oo markuu aabbihiis dhintay ayaa Ilaah meeshaas isaga ka soo wareejiyey oo keenay dalkan aad haatan deggan tihiin,

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 7:4

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy