Falimaha 7:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub38 Waana kii hogaaminayay awoowayaasheen markey saxaraha joogeen isaga oo uu la socdo malagii kula hadlay Buur Siinay, halkaas oo lagu siiyay ereyadan nool si uu awoowayaasheen u gaarsiiyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH38 Kanu waa kii ku dhex jiray kiniisaddii cidlada oo la jiray malaa'igtii isaga kala hadashay Buur Siinay iyo awowayaasheen, kii la siiyey hadallada nool inuu ina siiyo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah38 Kanu waa kii ku dhex jiray kiniisaddii cidlada oo la jiray malaa'igtii isaga kala hadashay Buur Siinay iyo awowayaasheen, kii la siiyey hadallada nool inuu ina siiyo. Viz kapitola |