Falimaha 7:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub35 “Kani waa isla Muusihii ey dadka reer binu Israa’iil diideen iyagoo ku yiri, ‘Yaa nooga kaa dhigay taliye iyo xaakim?’ Isagii ayuu Illaahey ugu muuqday sidii malag ku dhex jira geedkii ololayay si uu iyaga taliye iyo samatabixiye ugu noqdo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH35 Muusahakan ay diideen oo ku yidhaahdeen, Yaa kaa dhigay taliye iyo xaakin? Isagaa Ilaah ugu soo diray gacanta malaa'igtii geedka uga soo muuqatay inuu ahaado taliye iyo samatabbixiye. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah35 Muusahakan ay diideen oo ku yidhaahdeen, Yaa kaa dhigay taliye iyo xaakin? Isagaa Ilaah ugu soo diray gacanta malaa'igtii geedka uga soo muuqatay inuu ahaado taliye iyo samatabbixiye. Viz kapitola |