Falimaha 7:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub30 “Markii uu afartan sano Midyaan joogay, ayaa waxaa Muuse oo jooga saxarihii Buur Siinay u muuqday malag ku dhex jira geed dab ka ololayo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH30 Markii afartan sannadood dhammaatay dabadeed ayaa waxaa isagii Buur Siinay cidladeedii uga muuqatay malaa'ig ku dhex jirta geed dab ka ololayo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah30 Markii afartan sannadood dhammaatay dabadeed ayaa waxaa isagii Buur Siinay cidladeedii uga muuqatay malaa'ig ku dhex jirta geed dab ka ololayo. Viz kapitola |