Falimaha 7:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Jirkoodiina waxaa dib loogu celiyay Shekem waxaana la galiyay xabaashii uu Ibraahim hadda ka hor kaga gatay xoogaa lacaga wiilashii Xamoor ee Shekem joogay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 waxaana la geeyey Shekem oo la dhigay xabaashii Ibraahim qiimaha lacagta ah kaga iibsaday wiilashii Xamoor oo Shekem joogay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah16 waxaana la geeyey Shekem oo la dhigay xabaashii Ibraahim qiimaha lacagta ah kaga iibsaday wiilashii Xamoor oo Shekem joogay. Viz kapitola |