Falimaha 6:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Laakiin waxaa kacay mucaaradkii, haba ahaatee kuwa ka mid ah sunagogga xoryada dadka, sida loo yaqaanay, Yuhuudda ka timid Sayriin iyo Iskanderiya oo ka tirsanaa koox isku magacaabi jirtay kuwii xorta ahaa iyo qaar ka yimid Kilikiya iyo Aasiya ayaa bilaabay iney la murmaan Istefanos. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Laakiin waxaa kacay oo Istefanos la murmay kuwii sunagogga la odhan jiray sunagogga Libertiinta, iyo kan reer Kuranaya, iyo reer Iskanderiya, iyo kuwa Kilikiya iyo Aasiya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Laakiin waxaa kacay oo Istefanos la murmay kuwii sunagogga la odhan jiray sunagogga Libertiinta, iyo kan reer Kuranaya, iyo reer Iskanderiya, iyo kuwa Kilikiya iyo Aasiya. Viz kapitola |