Falimaha 6:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Markaas ayaa ereygii Illaah faafay. Dad badan oo Yeruusaalem joogayna waxey noqdeen xerta Sayid Ciise, kuwa tira badan oo wadaaddo ahaana waxey rumeysteen Ciise. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Markaasaa ereygii Ilaah faafay, tiradii xertiina Yeruusaalem aad ugu badatay, oo tiro badan oo wadaaddo ahina iimaankay yeeleen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Markaasaa ereygii Ilaah faafay, tiradii xertiina Yeruusaalem aad ugu badatay, oo tiro badan oo wadaaddo ahina iimaankay yeeleen. Viz kapitola |