Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 6:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Hadalkaas ayaa ka wada farxiyay dadkii oo dhan, waxeyna ugu hor doorteen Istefanos oo ahaa nin iimaan weyn leh Ruuxa Quduuska ahna ka buuxo. Kadibna waxey doorteen Filibos, Barokhoros, Nikanoor, Timoon, Barmenaas iyo sidoo kale Nikolas kii reer Antiyokh ee diinta Yuhuudda qaatay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Hadalkiina waa ka wada farxiyey dadkii badnaa oo dhan; oo waxay doorteen Istefanos oo ahaa nin ay ka buuxaan rumaysad iyo Ruuxa Quduuska ahu, iyo Filibos, iyo Barokhoros, iyo Nikanoor, iyo Timoon, iyo Barmenaas, iyo Nikolas kii reer Antiyokh oo diinta soo galay.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 6:5

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy