Falimaha 6:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Markaas ayaa laba iyo tobankii rasuul iskugu yeereen xertii oo dhan waxeyna ku yiraahdeen, “Ma wanaagsana inaan adeegida ereyga Illaahey kaga mashquulno cunto qeybin darteed. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 Markaasaa laba-iyo-tobankii, intay isugu yeedheen kuwa badan oo xerta ka mid ahaa, waxay ku yidhaahdeen, Ma wanaagsana inaannu ereyga Ilaah iska dayno oo aannu miisas ka adeegno. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 Markaasaa laba-iyo-tobankii, intay isugu yeedheen kuwa badan oo xerta ka mid ahaa, waxay ku yidhaahdeen, Ma wanaagsana inaannu ereyga Ilaah iska dayno oo aannu miisas ka adeegno. Viz kapitola |