Falimaha 6:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Sidaa darteed waxey ku laaluusheen niman iney yiraahdaan, “Waxaan maqalnay Istefanos oo wax xun ka sheegaya sharciga Muuse iyo Illaahey!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Markaasay niman laaluusheen, oo nimankii baa waxay yidhaahdeen, Waxaannu maqalnay isagoo Muuse iyo Ilaahba caayaya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Markaasay niman laaluusheen, oo nimankii baa waxay yidhaahdeen, Waxaannu maqalnay isagoo Muuse iyo Ilaahba caayaya. Viz kapitola |