Falimaha 6:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Markey dad badan kusoo darsamayeen xerta Sayid Ciise ayaa waxaa dhacday in qaar ka mid ah Yuhuuddii Gariigga ahayd ey ka dacwoodeen kuwii Cibraaniyiinta ahaa. Maxaa yeelay carmalooyinkoodi ayaa la iska indha tirayay qeybinta cuntada maalinlaha ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Waagaas waxaa dhacay, intii xertu badnaysay, in Yuhuuddii Gariigta ahayd ay ka gunuunaceen Cibraaniyadii, maxaa yeelay, carmalladoodii laga dhintay wixii maalin walba la siin jiray looguma hagarbixin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Waagaas waxaa dhacay, intii xertu badnaysay, in Yuhuuddii Gariigta ahayd ay ka gunuunaceen Cibraaniyadii, maxaa yeelay, carmalladoodii laga dhintay wixii maalin walba la siin jiray looguma hagarbixin. Viz kapitola |