Online Bible

- Reklamy -




Falimaha 5:42 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

42 Maalin walba haddii ey macbadka joogaan iyo hadday marba guri joogaanba ma eysan joojin iney dadka wax baraan una sheegaan warka wanaagsan kaasoo ah inuu Ciise yahay Masiixa.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

42 Maalin walba macbudka dhexdiisa iyo guryahaba kama ay joojin inay dadka baraan oo ku wacdiyaan wax ku saabsan Ciise Masiix.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

42 Maalin walba macbudka dhexdiisa iyo guryahaba kama ay joojin inay dadka baraan oo ku wacdiyaan wax ku saabsan Ciise Masiix.

Viz kapitola kopírovat




Falimaha 5:42

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy