Falimaha 5:41 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub41 Rasuulladii iyagoo faraxsan ayey meeshii ka tageen, maxaa yeelay Illaahey wuxuu iyaga ka dhigay kuwa istaahila in magaca Ciise dartiis loo silciyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH41 Markaasay shirkii hortiisii ka tageen, iyagoo ku faraxsan in lagu tiriyey inay istaahilaan in Magaca aawadiis loo maamuus jebiyo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah41 Markaasay shirkii hortiisii ka tageen, iyagoo ku faraxsan in lagu tiriyey inay istaahilaan in Magaca aawadiis loo maamuus jebiyo. Viz kapitola |