Online Bible

- Reklamy -




Falimaha 5:40 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

40 Odayaashii wey aqbaleen arintii uu Gamalii’eel soo jeediyay, waxey dib rasuulladii ugu soo celiyeen qolkii shirka. Kadib waxey amreen in la garaaco weyna fasaxeen iyagoo uga digay iney ku hadlaan wax ku saabsan magaca Ciise.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

40 Markaasay ku raaceen isaga; oo intay rasuulladii u yeedheen, ayay garaaceen, oo waxay ku amreen inayan magaca Ciise ku hadlin, markaasay sii daayeen.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

40 Markaasay ku raaceen isaga; oo intay rasuulladii u yeedheen, ayay garaaceen, oo waxay ku amreen inayan magaca Ciise ku hadlin, markaasay sii daayeen.

Viz kapitola kopírovat




Falimaha 5:40

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy