Falimaha 5:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub38 Haddaba waxaan idinku waaninayaa inaad nimankan faraha ka qaadaan! Iska dhaafa! Haddii waxey sameynayaan uu yahay wax binu aadan ka yimid wuu baabi’i doonaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH38 Haddaba waxaan idinku leeyahay, Nimankan faraha ka qaada oo iska daaya; waayo, taladan ama shuqulkanu hadday dad ka yimaadeen, waa baabbi'i doonaan; Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah38 Haddaba waxaan idinku leeyahay, Nimankan faraha ka qaada oo iska daaya; waayo, taladan ama shuqulkanu hadday dad ka yimaadeen, waa baabbi'i doonaan; Viz kapitola |