Falimaha 5:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 Waayo muddo yar ayaa laga joogaa markii uu Tudas sheegtay inuu yahay nin muhiim ah, waxaana raacay ku dhawaad afar boqol oo nin. Laakiin markii la dilay kuwii raacsanaa wey kala firdhismeen, warkiisina meeshaas ayuu ku dhamaaday. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH36 Maxaa yeelay, hadda ka hor waxaa kacay Tudas, isagoo nin weyn iska dhigaya, kaasoo niman badan oo qiyaas afar boqol gaadhaa raaceen. Isagii waa la dilay, oo intii addeecday oo dhammuna way kala firdheen, oo waxay noqdeen wax aan waxba ahayn. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah36 Maxaa yeelay, hadda ka hor waxaa kacay Tudas, isagoo nin weyn iska dhigaya, kaasoo niman badan oo qiyaas afar boqol gaadhaa raaceen. Isagii waa la dilay, oo intii addeecday oo dhammuna way kala firdheen, oo waxay noqdeen wax aan waxba ahayn. Viz kapitola |