Falimaha 5:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub35 Kadibna wuxuu odayaashii ku yiri, “Nimankiinan reer binu Israa’iilow, ka taxadara waxaad nimankan la damacsan tihiin inaad ku sameysaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH35 Markaasuu iyagii ku yidhi, Niman yahow reer binu Israa'iil, iska jira waxaad la damacsan tihiin inaad nimankaas ku samaysaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah35 Markaasuu iyagii ku yidhi, Niman yahow reer binu Israa'iil, iska jira waxaad la damacsan tihiin inaad nimankaas ku samaysaan. Viz kapitola |