Falimaha 5:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 Laakiin Farrisi lagu magacaabi jiray Gamalii’eel, ahaana macalin aad loo qadarin jiray ayaa meeshii ka dhex istaagay oo amray in rasuullada wax yar banaanka loo bixiyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH34 Laakiin waxaa shirkii iska dhex taagay mid Farrisiinta ka mid ahaa oo la odhan jiray Gamalii'eel, kaas oo ahaa macallinkii sharciga, dadkuna aad u maamuusi jireen, oo wuxuu amray in nimanka dibadda cabbaar loo saaro. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah34 Laakiin waxaa shirkii iska dhex taagay mid Farrisiinta ka mid ahaa oo la odhan jiray Gamalii'eel, kaas oo ahaa macallinkii sharciga, dadkuna aad u maamuusi jireen, oo wuxuu amray in nimanka dibadda cabbaar loo saaro. Viz kapitola |