Falimaha 5:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub32 Marqaati ayaan ka nahay waxan oo dhan, waxaa kale oo marqaati ka ah Ruuxa Quduuska ah oo uu Illaahey siiyo qof walboo isaga aqbala.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH32 Waxyaalahaas annagaa ka marag ah, waxaa kaloona ka marag ah Ruuxa Quduuska ah oo Ilaah siiyey kuwa addeeca isaga. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah32 Waxyaalahaas annagaa ka marag ah, waxaa kaloona ka marag ah Ruuxa Quduuska ah oo Ilaah siiyey kuwa addeeca isaga. Viz kapitola |