Online Bible

- Reklamy -




Falimaha 5:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Kadib Butros ayaa weydiiyay, “Ananiyasow, sidee ayey ku dhacday inuu Shaydaanku qalbigaaga galay oo aad Ruuxa Quduuska ah been u sheegeyso lana hartay qaar ka mid ah lacagtii aad dhulka ku gaday?

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Laakiin Butros baa ku yidhi, Ananiyasow, maxaa Shaydaanku qalbigaaga u geliyey inaad Ruuxa Quduuska ah been u sheegtid oo aad qiimihii dhulka qaar la hadhid?

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

3 Laakiin Butros baa ku yidhi, Ananiyasow, maxaa Shayddaanku qalbigaaga u geliyey inaad Ruuxa Quduuska ah been u sheegtid oo aad qiimihii dhulka qaar la hadhid?

Viz kapitola kopírovat




Falimaha 5:3

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy