Falimaha 5:28 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub28 “Waxaan si cad idin kugu sheegnay in eydan dadka barin wax ku saabsan Ciise. Laakiin fiiriya waxa aad sameyseen! Waxaad dadka wax ku barayseen Yeruusaalem meel walboo ka mid ah, waxaadna isku dayeysaan inaad dilkiisa nagu eedeysaan.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH28 oo yidhi, Waxaannu aad idiinku amarnay inaydnaan magacan wax ku barin; laakiin bal eega, waxaad Yeruusaalem ka buuxiseen waxbariddiinnii, oo weliba waxaad damacsan tihiin inaad ninkan dhiiggiisii dusha naga saartaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah28 oo yidhi, Waxaannu aad idiinku amarnay inaydnaan magacan wax ku barin; laakiin bal eega, waxaad Yeruusaalem ka buuxiseen waxbariddiinnii, oo weliba waxaad damacsan tihiin inaad ninkan dhiiggiisii dusha naga saartaan. Viz kapitola |