Falimaha 5:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Isla markiiba qof ayaa soo galay oo ku yiri, “Nimankii aad xabsiga ku xirteen waxey joogaan macbadka waxeyna wax barayaan dadka!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Mid baa intuu u yimid ku yidhi, Ogaada, nimankii aad xabsiga ku riddeen, macbudkay dhex taagan yihiin, oo dadkay wax ku barayaane. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Mid baa intuu u yimid ku yidhi, Ogaada, nimankii aad xabsiga ku riddeen, macbudkay dhex taagan yihiin, oo dadkay wax ku barayaane. Viz kapitola |