Falimaha 5:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Aroortii ayey macbadka yimaadeen oo sidii lagu amray bilaabeen iney dadka wax baraan. Markii wadaadkii sare iyo kuwii la socday yimaadeen, waxey iskugu yeereen shir ey wada joogaan dhamaan odayaasha reer binu Israa’iil waxeyna amreen in rasuulladii xabsiga laga soo saaro oo hortooda la keeno. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Markay taas maqleen ayay, intay aroortii macbudkii galeen, dadkii wax bareen. Laakiin wadaadkii sare iyo kuwii la jiray ayaa yimid, oo waxay isugu yeedheen shirkii iyo duqowdii reer binu Israa'iil oo dhan, markaasay cid u direen xabsigii in kuwii xidhnaa laga keeno. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Markay taas maqleen ayay, intay aroortii macbudkii galeen, dadkii wax bareen. Laakiin wadaadkii sare iyo kuwii la jiray ayaa yimid, oo waxay isugu yeedheen shirkii iyo duqowdii reer binu Israa'iil oo dhan, markaasay cid u direen xabsigii in kuwii xidhnaa laga keeno. Viz kapitola |