Falimaha 5:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Dad xanuusan ayaana la soo dhigayay jidadka iyagoo ku jiifa sariiro iyo derimo waxeyna rajeynayeen ugu yaraan in qaarkood uu hooska Butros qabto markii uu meeshaas marayo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 xataa waxay noqotay inay kuwii bukay jidadka u soo saareen oo ku jiifiyeen sariiro iyo dermooyin si hooskiisu u dul maro qaarkood, markii Butros uu soo maro. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 xataa waxay noqotay inay kuwii bukay jidadka u soo saareen oo ku jiifiyeen sariiro iyo dermooyin si hooskiisu u dul maro qaarkood, markii Butros uu soo maro. Viz kapitola |