Falimaha 4:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Waxaa kale oo joogay Annas oo ahaa wadaadkii sare, Kayafas, Yooxanaa, Aleksanderos iyo kuwa kale oo qoyska wadaadka sare ka tirsan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 waxaana joogay Annas oo ahaa wadaadkii sare, iyo Kayafas, iyo Yooxanaa, iyo Aleksanderos, iyo in alla intii wadaadka sare xigaalo la ahayd. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 waxaana joogay Annas oo ahaa wadaadkii sare, iyo Kayafas, iyo Yooxanaa, iyo Aleksanderos, iyo in alla intii wadaadka sare xigaalo la ahayd. Viz kapitola |