Falimaha 4:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Maalintii ku xigtay waxaa Yeruusaalem ku kulmay hogaamiyayaashii, odayaashii iyo macalimiintii sharciga. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Markaasaa waxaa dhacday in maalintii dambe taliyayaashoodii iyo waayeelladoodii iyo culimadoodii ay Yeruusaalem isugu soo wada urureen; Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah5 Markaasaa waxaa dhacday in maalintii dambe taliyayaashoodii iyo waayeelladoodii iyo culimmadoodii ay Yeruusaalem isugu soo wada urureen; Viz kapitola |