Falimaha 4:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub33 Si awood leh ayey rasuulladu uga marqaatifurayeen sarakicidda Sayid Ciise. Nimcada Illaahna si xoog leh ayey uga dhex shaqeyneysay iyagoo dhan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH33 Oo rasuulladu xoog weyn bay sarakicidda Rabbi Ciise uga marag fureen; oo nimco badan baa dhammaantood ku soo dul degtay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah33 Oo rasuulladu xoog weyn bay sarakicidda Rabbi Ciise uga marag fureen; oo nimco badan baa dhammaantood ku soo dul degtay. Viz kapitola |