Falimaha 4:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub32 Dhamaan rumeystayaashu wey ahaayeen isku maan iyo isku qalbi. Mana jirin qof hantidiisa kaligiis lahaa, laakiin wey wadaageen wax walboo ey lahaayeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH32 Oo intoodii badnayd oo rumaysatay isku qalbi iyo naf bay ahaayeen; midkoodna ma odhan, Waxaan leeyahay waa waxaygii, laakiin wax waluba waa ka dhexeeyeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah32 Oo intoodii badnayd oo rumaysatay isku qalbi iyo naf bay ahaayeen; midkoodna ma odhan, Waxaan leeyahay waa waxaygii, laakiin wax waluba waa ka dhexeeyeen. Viz kapitola |