Falimaha 4:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Run ahaantii Herodos iyo Bontiyos Bilaatos oo ey la jiraan dadka aan Yuhuudda ahayn iyo reer binu Israa’iil ayaa kulmay, iyagoo kasoo hor jeeda Ciise adeegahaaga quduuska ah ee aad dooratay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 waayo, waxaa run ah in magaaladan gudaheeda Herodos iyo Bontiyos Bilaatos oo ay la jiraan dadka aan Yuhuudda ahayn iyo dadka reer binu Israa'iil iyagoo ka gees ah Ciise Midiidinkaaga quduuska ah, oo aad subagtay, ay isu urursadeen, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah27 waayo, waxaa run ah in magaaladan gudaheeda Herodos iyo Bontiyos Bilaatos oo ay la jiraan dadka aan Yuhuudda ahayn iyo dadka reer binu Israa'iil iyagoo ka gees ah Ciise Midiidinkaaga quduuska ah, oo aad subagtay, ay isu urursadeen, Viz kapitola |