Falimaha 4:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 Markey mu’miniintii maqleen arintan, waxey baryeen Illaahey oo waxey yiraahdeen, “Rabbiyow, waxaad tahay kan sameeyay samooyinka, dhulka, badda iyo wax walboo ku jira. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 Oo markay taas maqleen, iyagoo isku wada qalbi ah, ayay codkoodii sare ugu qaadeen Ilaah oo yidhaahdeen, Rabbiyow, adigu waxaad tahay kan sameeyey samada, iyo dhulka, iyo badda, iyo waxa ku jira oo dhan; Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 Oo markay taas maqleen, iyagoo isku wada qalbi ah, ayay codkoodii sare ugu qaadeen Ilaah oo yidhaahdeen, Rabbiyow, adigu waxaad tahay kan sameeyey samada, iyo dhulka, iyo badda, iyo waxa ku jira oo dhan; Viz kapitola |