Falimaha 4:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Isla markii la sii daayay Butros iyo Yooxanaa waxey dib ugu laabteen dadkoodi waxeyna u sheegeen wax walboo ey gudoomiyayaashii wadaaddada iyo odayaashii iyaga ku yiraahdeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Markii la sii daayay ayay intoodii kale u yimaadeen oo uga warrameen wixii wadaaddada sare iyo waayeelladu ku yidhaahdeen oo dhan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Markii la sii daayay ayay intoodii kale u yimaadeen oo uga warrameen wixii wadaaddada sare iyo waayeelladu ku yidhaahdeen oo dhan. Viz kapitola |