Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 4:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

19 Laakiin Butros iyo Yooxanaa ayaa ugu jawaabay, “Midee ayaad u aragtaan iney xaq ka tahay Illaahey agtiisa, inaan idinka idin adeecno mise inaan Illaahey adeecno? Idinku xukuma.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

19 Laakiin Butros iyo Yooxanaa ayaa u jawaabay iyagii oo ku yidhi, Idinku kala xukuma inay Ilaah hortiisa ku qumman tahay inaannu idinka idin maqallo intaannu Ilaah maqli lahayn, iyo in kale;

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 4:19

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy